Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 18-Bible and Qur'an Series -- 049 (“You KNOW him.”)
This page in: -- English -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Yoruba
Previous Chapter -- Next Chapter 18. Taxanaha Quraanka iyo Baybalka
BUUG YAR 5 - Waa MUXAMED SIDAA LOO SHEEGAY Kitaabka Qudduuska Ah?
(Jawaab ku socota buug-yaraha Axmed Deedat: Muxuu Baybalku ka yidhi Muxammad)
C - CIISE IYO RAAXEEYAHA
5. “Waxaad OGTAHAY isaga.”Way iska caddahay hadalkan in xertu garanayeen Ruuxa runta. Sida Muxammad uu dhashay kaliya in ka badan shan boqol oo sano ka dib, hubaal ma noqon karto isaga. Qodobka ku xiga ayaa soo saaraya sida xertu u garanayeen. Marxaladdan waxaan si cad u arki karnaa in Raaxeeyaha yahay ruux ku jiray joogitaanka xerta. |