Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 19-Good News for the Sick -- 027 (Satan)
This page in: -- English -- French -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Yoruba

Previous Chapter -- Next Chapter

19. Bishaaro ee Bukaanka ah
QAYBTA 2 - MUCJISOOYINKA CIISE
5. JINNIINKA LA SOO SAAREY

A. Shaydaan


Baybalku waxa uu Shaydaanku (ama Ibliis, Iblis) ku tilmaamay shakhsiyad shar leh oo sharka maamula. Waxay u muuqataa in markii hore Shayddaanku ahaa malaa'igta iftiinka (2 Korintos 11:14) laakiin uu dembi u galay kibir daraaddiis (1 Timoteyos 3:6; Yexesqeel 28:15,17). Maska oo kale ayuu Aadan iyo Xaawo kaga horyimid Beerta Ceeden oo uu ku sabaabiyey inay Ilaah addeecaan. Marka dembigu galay abuurka Ilaah iyada oo loo marayo addeecidda iyo qudhunka aadanaha, Shaydaanku wuxuu noqonayaa amiirka adduunkan (Yooxanaa 14:30) iyo taliyaha dhammaan jinniyooyinka isaga raacaa. Waa maxay tafsiir murugo leh oo ku saabsan wixii ku dhacay abuurkii wanaagsanaa ee Eebbe, gaar ahaan wixii ku dhacay dadka!

Shaydaanku waa cadawga Ilaahay iyo aadanaha oo dhan. Haddana awoodda Shaydaanku waa xaddidan tahay. Illahay wuxuu ku sii jiraa xukunka Shaydaanka. Sidaas oo ay tahay, Baybalku wuxuu si joogto ah ugu waaninayaa rumaystayaasha inay ka digtoonaadaan Shaydaanka, oo ay xidhaan hubka Ilaah iyagoo is-difaacaya, oo ay iska caabiyaan iyagoo Ilaah u hoggaansamaya. (1 Phexros 5:8,9; Yacquub 4:7; Rooma 6:17-23; Efesos 6:10-20)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on August 19, 2024, at 03:44 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)