Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 031 (The Utterance Of The Truth)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 4 - MAGACYADA IYO SIFOOYINKA EE MASIIXA QURAANKA KU JIRA

6) Hadalka Xaqa ah (قول الحق)


Magacan gaarka ah ee Wiilka Maryan wuxuu ku soo muuqday Qur'aanka hal mar (Sura Maryan 19:34). “Runta” (al-Xaq) ciwaankani waxa uu tilmaamayaa “Ilaah laftiisa”, waayo ciwaanka “runta” (al-Xaq) waxa uu Qur’aanka ku soo arooray dhawr jeer sifo iyo magaca Eebbe. Waxa uu haystaa dhammaan xuquuqaha if iyo aakhiroba, waana isha runta caalamka.

Mar haddii Masiixu yahay Erayga Alle inagu siiyey qaab jidheed, waxa uu la mid yahay Erayga ka soo baxa afka Ilaaha Qaadirka ah. Haddii isha Masiixu ay tahay "Runta", markaas isaga qudhiisu waa "Runta" sidoo kale, waayo, runta oo keliya ayaa ka soo bixi karta "Runta". Ku alla kii eegaa Masiixa wuxuu arki karaa ereyga Eebbe oo socda iyo run ahaantiisa qaab jidheed.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on September 28, 2024, at 06:51 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)