Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 034 (A Mercy From Us)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 4 - MAGACYADA IYO SIFOOYINKA EE MASIIXA QURAANKA KU JIRA

9) Naxariis xagayaga ah (رحمة منا)


Waxaynu ku akhrinay Suuratu Maryan 19:21 in Eebbe Masiixa ugu yeedhay "Naxariis xagganaga ah". Ina Maryan waxa uu ahaa Naxariista (al-Raxmat) ee Raxmaanka (al-Raxmaan), Raxiim (al-Raxiim). U naxariisto miskiinka, u naxariisto kan buka, naxariistiisa hooyadiis, iyo cafiska uu u qabo cadaawayaashiisa ayaa caddaynaya runta magacan sare. Masiixu wuxuu leeyahay dabeecad la mid ah tan Alle iyo Ruuxiisa ay leeyihiin. Aayaddan, kan Raxmaanka ah (al-Raxmaan) kuma hadlayo keli ah "I", laakiin jamac "Anaga", sababtoo ah wuxuu yidhi Masiixu waa naxariis xaggayaga ah Anaga. "Anaga", waxaa loola jeedaa kalinimada ku midaysa Eebbe eraygiisa iyo ruuxiisa, oo u eg midawga aan la kala qaybin ee u muuqday naxariista, jacaylka iyo samirka ina Maryama. Naxariistiisa si xor ah ayaa loogu deeqaa qofkii aqbala.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on September 28, 2024, at 07:21 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)