Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 043 (Respected In This World And The Next)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 4 - MAGACYADA IYO SIFOOYINKA EE MASIIXA QURAANKA KU JIRA

18) Aduun iyo Aakhiraba lagu ixtiraamo (وجيه في الدنيا و الآخرة)


Waa maxay sababta Wiilka Maryan u yahay qof saameyn ku leh taariikhda, maaha kuwa nool oo keliya, inta lagu jiro noloshiisa dhulka, laakiin sidoo kale weligiis?

Alle waxa uu u diyaariyey dhalasho gaar ah, oo aan nin kale la kulmin. Ciise wuxuu ahaa nin dhab ah isla markaasna ah Ruuxa runta ah ee Alle.

Wiilka Maryan waligiis ma dembaabin, midna ma caddayn karo wax dembi ah isaga. Wuxuu ka soo hor muuqday maxkamada caalamiga ah ee Roomaanka, waxaana lagu caddeeyey inuusan wax dambi ah lahayn.

Isagu wuxuu ahaa ka keliya ee adduunka kula heshiiyey Eebbe kafaaraggudkiisa, maxaa yeelay, dembila'aan buu ku hadhay.

Geeridiisii ka dib, Ina Maryama wuxuu u baxay xagga Eebbe. Haddaba isagu waa u doodahayaga Kan Quduuska ah hortiisa. (1 Yooxanaa 2:1, 2)

Ma jiro nin weligii ku noolaa nolol qumman sidiisa oo kale. Isagu wuxuu ahaa Ruuxa Ilaah ee jidhka ku dhex jira, wuxuu ku noolaa nolol aan dembi lahayn, jidhkiisana wuxuu u bixiyey allabari qumman oo dad badan. (2 Korintos 5:21)

Tixraacyada Qur'aanka ee Masiixa sida aadka loogu ixtiraamayo dunidan iyo tan soo socotaba: Suuradda Al-Cimraan 3:45, 55; -- al-Nisaa 4:158.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on September 28, 2024, at 07:37 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)