Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 059 (Samples of the Wisdom of Christ)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
Tusaalooyinka Xikmada MasiixaQuraanku si faah faahsan ugama bixin waxa ku jira Xikmada Ina Maryama iyo sida ay u shaqaysay. Muxammad waxa uu ku raacay aqoonta qancinta Masiixa laakiin ma uu sharaxin. Markaa waxaanu ku siinaynaa xulashada xigmadda Masiixa sida ay ugu qoran tahay injiilkiisa sida uu sheegay wacdiyihii Matayos. Aayadahan dahabiga ah waa hanti samada ka timid oo dadka caqliga lihi ay qalbiga ka baran doonaan, noloshoodana ka hirgelin doonaan. |