Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 065 (You Cannot Serve God and Riches)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
6. Ma u adeegi kartaan Ilaah iyo maal“19 Dhulka ha ku urursanina meesha aboor iyo miridhku ku baabbi'iyaan, iyo meesha tuuggu jabsadaan oo ay xadaan. 20 Laakiin maal jannada ku urursada, meesha aboorka iyo miridhku ayan baabbi'in, iyo meesha tuugag ayan jabin oo ayan ka xadin; 21 Waayo, meesha maalkaagu ku jiro, meeshaasaa qalbigaaguna ku jiri doonaa. ... 24 Ninna laba sayid uma shaqayn karo; Waayo, mid buu nacayaa, kan kalena wuu jeclaanayaa, ama mid buu la jirayaa, kan kalena wuu quudhsanayaa. Ma u adeegi kartaan Ilaah iyo maal (tusaale ahaan hodantinimo)." (Matayos 6:19-21 iyo 24) |