Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 099 (Do Sexual Relations Exist in Paradise?)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

40. Xiriirka Galmada ma ka jiraa Jannada dhexdeeda?


23 Maalintaas waxaa u yimid qaar Sadukiin ah oo odhan jiray, Sarakicidda kuwii dhintay ma jirto, wayna weyddiiyeen, 24 oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, Muuse wuxuu yidhi, Haddii nin dhinto isagoo aan carruur lahayn, walaalkiis waa inuu guursadaa wiilkiisa. 25 Haddaba waxaa nala jiray toddoba walaalo ah; Kii ugu horreeyey wuu guursaday, wuuna dhintay, dhalna ma lahayn, naagtiisii wuxuu uga tegey walaalkiis. 26 sidaas oo kalaa ku dhacday kii labaad iyo kii saddexaad ilaa kii toddobaad. 27 Dabadeedna naagtii waa dhimatay. 28 Haddaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay toddobadoodii kee bay naagtiisii ahaan doontaa? Waayo, kulligood way wada guursadeen. 29 Laakiin Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Waad qaldan tihiin oo garan maysaan Qorniinka iyo xoogga Ilaah. 30 Waayo, wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay layskuma guursado, guurna layskuma siiyo, laakiin waxay yihiin sida malaa'igaha jannada ku jira. 31 Laakiin xagga sarakicidda kuwii dhintay miyaydnaan akhriyin wixii Ilaah idinkula hadlay isagoo leh, 32 Anigu waxaan ahay Ilaaha Ibraahim iyo Ilaaha Isxaaq iyo Ilaaha Yacquub? Isagu ma aha Ilaaha kuwa dhintay, laakiin waa Ilaaha kuwa nool.’ ” (Matayos 22:23-32)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 02:47 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)