Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 14-Christ and Muhammad -- 021 (Conclusion)
This page in: -- Cebuano -- English -- German? -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Telugu -- Ukrainian -- Yoruba

Previous Chapter -- Next Chapter

14. MASIIX iyo MUXAMMAD
Waxyaabaha Laga Helay Quraanka Kariimka Ah Masiix Iyo Muxammad

Gunaanad


Maxaabiista ayaa si aamusnaan ah u dhageystay hadalka wasiirka. Qaar baa xanaaqay oo nacayb ku dhaygagay. Qaar kale ayaa xiiseynayay oo la yaabay. In yar oo iyaga ka mid ah ayaa aamusnaan ku farxay markay maqleen jawaabtan cad. Waxay ka heleen rajo cusub farriintan.

Afayeenka maxaabiista ayaa ugujawaabay wasiirka: “Waxaan qireynaa inaad si cad noolahadashay. Waxaad si geesinimo leh noogu sheegtey waxaad runti aaminsantahay. Waxaan ka fikiri doonaa erayadaada oo waxaan ka doodi doonnaa qodobada aad soo bandhigtay, annaga oo si taxaddar leh u barbar dhigeyna aayadaha Qur'aanka iyo Dhaqanka. Qaarkeen kuma raacsani hada, laakiin waxaan balan qaadnay inaan nabad ku siideyno. Waxaan sii wadi doonnaa barashada mawduucan si taxaddar leh.”

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on November 07, 2023, at 07:58 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)