Home -- Somali -- 18-Bible and Qur'an Series -- 050 (“He dwells WITH you.”)
This page in: -- English -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Yoruba
Previous Chapter -- Next Chapter
18. Taxanaha Quraanka iyo Baybalka
BUUG YAR 5 - Waa MUXAMED SIDAA LOO SHEEGAY Kitaabka Qudduuska Ah?
(Jawaab ku socota buug-yaraha Axmed Deedat: Muxuu Baybalku ka yidhi Muxammad)
C - CIISE IYO RAAXEEYAHA
6. "Wuxuu kula DEGGAN yahay."
Xaggee Raaxeeyaha la degganaa? Aayado kala duwan, gaar ahaan Yooxanaa 1:32, waxaynu ka arki karnaa in Ruuxu Ciise qudhiisa ku jiray oo uu xertii la jiray.