Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 027 (The Son Of Mary)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 4 - MAGACYADA IYO SIFOOYINKA EE MASIIXA QURAANKA KU JIRA

2) Ina Maryan (إبن مريم)


Magacan Masiixu wuxuu Qur'aanka ku soo arooray 23 jeer. Waxay ina tusinaysaa in magaca aabbihii aan la garanayn markii uu dhashay. Sidoo kale Qur'aanku wuxuu si joogto ah u xaqiijinayaa in Maryan tii bikrad ahayd eedayn la'aan ku hadhay oo aanu nin taaban. Wiilkeedu waxa uu ka dhashay Ruuxa Alle, sida uu kor ahaaye yidhi,

"Waxaan ku afuufay iyada ruuxa!" (Suuradda al-Anbiyaa 21:91; sidoo kale eeg suuradda al-Taxrim 66:12)

فَنَفَخْنَا فِيهَا مِنْ رُوحِنَا. (سُورَة الأَنْبِيَاء ٢١ : ٩١)

Wiilka Maryan waxaa loo qaadan karaa inuu ku dhashay ruuxa Alle, sidaa darteed waa "wiilka ruuxiga ah" ee kan ugu sarreeya.

Tixraaca Qur'aanka ee ina Maryan: Suuradda al-Baqara 2:87, 253; -- Al-Cimraan 3:45; -- al-Nisaa 4:157, 171; -- al-Maa'ida 5:17, 46, 72-78, 110-116; -- al-Tawba 9:31; -- Maryan 19:34; -- al-Mu'minuun 23:50; -- al-Axzaab 33:7, 61; -- al-Saff 61:6, 14.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on September 28, 2024, at 06:43 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)