Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 077 (The Salt of The Earth and The Light of The World)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
18. Milixda Dhulka iyo Iftiinka Adduunka
“13 Idinku waxaad tihiin cusbadii dhulka; Laakiin hadday cusbadu dhadhamin, sidee bay haddana u cusboonaanaysaa? Waxba mar dambe uma roona in dibadda la tuuro oo dadku ku tunto mooyaane. 14 Idinku waxaad tihiin nuurka dunida. Magaalo buur ku taal lama qarin karo. 15 Ilays laguma shido in la hoos geliyo dambiilaha, laakiin waxaa la saaraa meeshii ilayska; oo waxay iftiimisaa kuwa guriga ku jira oo dhan. 16 Iftiinkiinnu dadka hortiisa ha iftiimo, si ay shuqulladiinna wanaagsan u arkaan, oo ay Aabbihiinna jannada ku jira u ammaanaan.” (Matayos 5:13-16)