Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 092 (The Sign of Jonah)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
33. Calaamadii Yuunus
“39 Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Qarni shareed iyo sina leh ayaa calaamo doonaya; calaamona lama siin doono calaamada nebi Yoonis maahee; 40 Waayo, sida Yoonis saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha nibiriga ugu jiray, sidaas oo kale ayuu Wiilka Aadanahuna saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha dhulka kaga jiri doonaa.” (Matayos 12:39-40)