Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 090 (What is The Aim of Your Life?)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
31. Waa maxay Hadafka Noloshaada?
“33 Horta doondoona boqortooyada Ilaah iyo xaqnimadiisa; oo waxyaalahan oo dhan waa laydinku dari doonaa. 34 Haddaba berrito ha ka welwelina; waayo, berrito nafteeda ayaa danaynaysa. Maalin kasta waxay leedahay dhibaato ku filan oo iyada u gaar ah." (Matayos 6:33-34)