Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 17-Understanding Islam -- 068 (Christian beliefs foreign to Islam)
This page in: -- Arabic? -- Bengali -- Cebuano? -- English -- French -- Hausa -- Hindi -- Igbo -- Indonesian -- Kiswahili -- Malayalam -- Russian -- SOMALI -- Ukrainian? -- Yoruba?

Previous Chapter -- Next Chapter

17. Fahamka Islaamka
QAYBTA AFRAAD: FAHAMKA CAQABADAHA ISLAAMKA EE INJIILKA
CUTUBKA 12: MUUQAAL KOOBAN ISBA BARDHIG KITAABKA IYO QURAANKA

12.3. Caqiidada masiixigu waa shisheeye ka soo horjeeda Islaamka


  1. Dambiga asalka ah.
  2. Qof kastaa wuxuu ku dhashay dembiile.
  3. Damiir kasta oo aadamaha waxa ku jira sharci akhlaaqi ah oo Eebbe dejiyey.
  4. Quduusnimada Ilaah iyo awood la'aantiisa inuu dembi u eego.
  5. Baahida madax furashada.
  6. In aynaan is badbaadin karin.
  7. Baahida allabari.
  8. Iskutallaabta iyo sarakicidda Masiixa.

Kani maaha liis dhamaystiran, laakiin waxa ay ku siinaysaa fikrad wanaagsan nooca doodda aad yeelan karto. Waxaad ogaan doontaa in aad la hadlayso qof fikrad aad u adag ka haysta waxa aad aaminsantahay adiga oo aan si sax ah u ogayn waxa aad aaminsantahay, hadii aynu ku guulaysano in aynu helno qofka muslimka ah in uu si xeel dheer oo joogto ah u fikiro waxa ay noqonaysaa horumar wayn. Tusaale ahaan marka qofka muslimka ah uu diido in ay tukadaan dadka Masiixiyiinta ah iyaga oo aan dhaqin ka hor, waa in aan dib u qaadnaa oo aan ka hadalnaa macnaha ruuxiga ah ee salaadda, iyo nooca u diyaargarowga ruuxa ee salaadda iyo sida ay taasi uga muhiimsan tahay muuqaalka kore. Waa inaan tilmaannaa macnaha ruuxiga ah ee ka dambeeya jidhka.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on May 17, 2024, at 06:48 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)