Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 001 (Introduction)

Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 1 - GAALADA INJIILKA MASIIXA

Hordhac


Maalmaheenna waxaan akhrin karnaa kutubta Budhiistaha, Yuhuudda iyo Muslimiinta oo lagu turjumay luqadaha muhiimka ah ee adduunka. Sidaa darteed, "xaqa doondoona" waxay bartaan Qur'aanka waxayna la yaabeen aayadaha qaarkood oo ay ka helayaan xaqiiqooyin aasaasi ah oo Injiilka ku saabsan:

"46 dhab ahaan yaan u raacnay raadkoodii Nabi ‘Ciise ibnu maryama, isagoo u rumayn waxa u dhaxeeya gacmihiisa oo Tawreed. Waxaana uyimid injiilka (injiilka), dhexdeedana waa hanuun iyo iftiin iyo u rumayn waxa u dhaxeeya wuxuu ahaa wuxuu u dhexeeyay gacmihiisa Tawreed - iyo hanuun iyo wacdi kuwa dhawrsada. 47 Haddaba Ehlu Injiil waa inay ku xukumaan waxa Eebe ku soo dejiyey. Kuwaan xukumin waxa Eebe soo dajiyay kuwaasu waa dambiilayaale." (Suuradda al-Maa’ida 5:46-47)

٤٦ وَقَفَّيْنَا عَلَى آثَارِهِمْ بِعِيسَى ابْنِ مَرْيَمَ مُصَدِّقاً لِمَا بَيْنَ يَدَيْهِ مِنَ التَّوْرَاةِ وَآتَيْنَاهُ الإِنْجِيلَ فِيهِ هُدىً وَنُورٌ وَمُصَدِّقاً لِمَا بَيْنَ يَدَيْهِ مِنَ التَّوْرَاةِ وَهُدىً وَمَوْعِظَةً لِلْمُتَّقِينَ ٤٧ وَلْيَحْكُمْ أَهْلُ الإِنْجِيلِ بِمَا أَنْزَلَ اللَّهُ فِيهِ وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنْزَلَ اللَّهُ فَأُولَئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ. (سُورَة الْمَائِدَة ٥ : ٤٦ - ٤٧)

Qofkii falanqeeyo aayadahan gaarka ah wuxuu ka dhex helayaa xaqiiqooyin asaasi ah oo mudan in la falanqeeyo, laga fiirsado lana aqbalo.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on September 20, 2024, at 09:49 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)