Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 002 (Allah is One)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 1 - GAALADA INJIILKA MASIIXA
Alle waa MidAllewuxuu ku hadlayaa jamac "Anaga". Isaga, Ruuxiisa, iyo Eraygiisu waa midnimo dhammaystiran, oo ku hadlaya oo ku shaqaynaya si buuxda. Erayga "Anaga" waxa uu tilmaamayaa in Alle ka badan yahay hal: Isagu waa - laftiisa, Ruuxiisa, iyo Eraygiisa - midnimo ruuxi ah oo aan la kala qaybin karin. |