Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 038 (Not A Miserable Tyrant)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 4 - MAGACYADA IYO SIFOOYINKA EE MASIIXA QURAANKA KU JIRA

13) Ma aha Daalimiin Xun (ليس جبارا شقيا)


Ciwaanka gaarka ah, Qur'aanku wuxuu caddaynayaa in Ciise ahaa qalbi qabow oo is-hoosaysiin (Sura Mayran 19:32 iyo Matayos 11:29).

Ina Maryan kamuu raadin sharaf iyo weynayn xidhiidhka boqorrada iyo amiirrada, laakiin wuxuu u tegay masaakiinta oo ka raadiyey masaakiinta. Kamana uu qaybgelin weerarro ama dagaallo, damacyadiisana xoog kuma uu qaadan, laakiinse wuxuu qirtay oo yidhi, “Cuntadaydu waa inaan sameeyo doonista kii i soo diray oo aan shuqulkiisa dhammeeyo.” (Yooxanaa 4:34)

Wiilka Maryan ma ahayn mid daciif ah ama fulay ah, laakiin wuxuu lahaa awood ruuxi ah oo aan xad lahayn. Wuxuu jinniyadii ka saaray kuwii haystay, oo wuxuu ku aamusay duufaantii hadallo keliya, wuxuuna shan kun oo qof oo gaajaysan ku quudiyey shan xabbadood oo kibis ah iyo laba kalluun oo keliya (Yooxanaa 6:1-13). Wiilka Aadanahu xooggiisa uguma isticmaalin nafsaddiisa ama sharaftiisa, laakiin wuxuu u isticmaali jiray kuwa kale iyo inuu kuwo badan bogsiiyo. Isagu ninna ma diido, laakiin wuxuu badbaadiyaa ku alla kii badbaadada raba (Yooxanaa 3:17-19).

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on September 28, 2024, at 07:26 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)