Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 069 (Are You Self-Satisfied or Are You Needy?)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
10. Ma Ku Qanacsan Tahay Mise Ma Baahan?"12 … Wuxuu yidhi, Kuwa caafimaadka qaba uma baahna dhakhtar, laakiin kuwa buka. 13 Laakiin taga oo barta micnaheeda, ‘Waxaan doonayaa naxariis ee ma aha allabari, waayo, uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin waxaan u imid inaan dembilayaasha u yeedho. (Matayos 9:12-13) |