Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 070 (Do Not Mix the Old and the New Understanding of God)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
11. Ha isku darin Fahamka Hore iyo Fahamka Cusub ee Eebe“16 Ninna karriin aan xidhnayn kuma xidho dhar duug ah. Waayo, balastarku marada wuu ka siibtay, oo jeex ka sii daran baa ka dhashay. 17 Khamri cusubna laguma shubo qarbeddo duug ah. Haddii kale qarbeddada ayaa kala dillaaca, khamriguna waa daadanayaa, qarbeddaduna waa hallaabayaan; khamri cusubse waxaa lagu shubaa qarbeddo cuscusub, oo labaduba waa sii raagayaan.” (Matayos 9:16-17) |