Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 082 (The Parable of the Yeast)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
23. Masaalka khamiirka“33 Masiixa masaal kale ayuu kula hadlay, Boqortooyada jannadu waxay u eg tahay khamiir, kan naag intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen. 34 Maahmaahyo, masaallola'aan kulama uu hadlin, 35 si ay u noqoto wixii nebi lagaga dhex hadlay isagoo leh, Afkayga waxaan ku furayaa masaallo; Waxaan ku dhawaaqayaa waxyaalo qarsoon tan iyo aasaaskii Rabbiga adduunka.” (Matayos 13:33-35) |