Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 082 (The Parable of the Yeast)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

23. Masaalka khamiirka


33 Masiixa masaal kale ayuu kula hadlay, Boqortooyada jannadu waxay u eg tahay khamiir, kan naag intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen. 34 Maahmaahyo, masaallola'aan kulama uu hadlin, 35 si ay u noqoto wixii nebi lagaga dhex hadlay isagoo leh, Afkayga waxaan ku furayaa masaallo; Waxaan ku dhawaaqayaa waxyaalo qarsoon tan iyo aasaaskii Rabbiga adduunka.” (Matayos 13:33-35)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 02:27 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)