Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 085 (How Christ Was Content)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
26. Siduu Masiixu U Qanacsanaa“18 Ciise goortuu arkay dad badan oo ku wareegsan, ayuu ku amray inay dhanka kale tagaan. 19 Markaasaa culimmada midkood u yimid oo ku yidhi, Macallimow, waan ku raacayaa meeshaad tagtidba. 20 Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Dawacooyinku godad bay leeyihiin, shimbirraha cirkuna buulal bay leeyihiin. laakiin Wiilka Aadanahu meel uu madaxiisa dhigo ma haysto.’“ (Matayos 8:18-20) |