Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 084 (The Parable of a Fisherman's Net)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

25. Masaalka Shabakadda Kalluumeystaha


47 Haddana boqortooyada jannadu waxay u eg tahay shabag badda lagu tuuray, oo soo ururinaysa kalluun cayn kasta ah; 48 Oo kolkuu buuxsamay ayay xeebta ku soo jiideen; Markaasay fadhiisteen, oo kalluunkii wanaagsanaa weelal bay ku ururiyeen, kuwii xumaana way iska tuureen. 49 Sidaasay ahaan doontaa dhammaadka wakhtiga dunidu; Malaa'iguhu waa soo bixi doonaan oo kuwa sharka leh ayay kuwa xaqa ah ka soo dhex bixin doonaan, 50 oo waxay ku dhex tuuri doonaan foornada dabka; Halkaas waxaa jiri doonta baroor iyo ilko jirriqsi. 51 Waxyaalahan oo dhan ma garateen? Waxay ku yidhaahdeen, Haah. 52 Wuxuu ku yidhi, Sidaa darteed mid kasta oo culimmada ka mid ah oo xer ka noqday boqortooyada jannada, wuxuu la mid yahay madaxa reerka. kan maalkiisa ka soo saara wax cusub iyo wax duug ah.’ (Matayos 13:47-52)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 02:30 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)