Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 17-Understanding Islam -- 098 (Preach the whole counsel of God)
This page in: -- Arabic? -- Bengali -- Cebuano -- English -- French -- Hausa -- Hindi -- Igbo -- Indonesian -- Kiswahili -- Malayalam -- Russian -- SOMALI -- Ukrainian -- Yoruba

Previous Chapter -- Next Chapter

17. Fahamka Islaamka
QAYBTA LIXAAD: FAHAMKA BEDDELAA KA SOO ISLAAMAY
CUTUBKA 15: TALOOYIN KU SAABSAN KANIISKA

15.7. Talada Ilaah oo dhan wacdiya


Inta badan waxa aynu nahay dambiile ah wacdinta diinta kiristaanka hal dhinac ah, taas oo balan qaadaysa runta nabadda iyo raaxada inagoo iska indha tirayna xaqiiqada dhabta ah ee cadaadiska iyo dhibaatooyinka. Natiijo ahaan, haddii dhibku yimaado, way adag tahay in wax laga qabto.

Waa inaan xasuusannaa had iyo jeer, markuu Ilaahay amar na siiyo wuxuu ina siinayaa awood aan ku samayno. Waxaa nala siiyay ballamo badan si uu Ilaah ugu isticmaalo horumarinta boqortooyadiisa haddii aan daacad nahay. Nalooma weydiiyo inaan gaarno natiijo gaar ah, laakiin si fudud inaan daacad u noqonno oo aaminno boqorkeenna. Haa, dhibaato ayaa iman karta haa waan silmi doonaa, laakiin taasi waa qayb ka mid ah soo furashada. Waa inaan xasuusannaa inaan haysano Boqor garanaya dhibkayaga.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on May 18, 2024, at 10:10 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)