Home -- Somali -- 18-Bible and Qur'an Series -- 047 (“To be with you FOREVER.”)
This page in: -- English -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Yoruba
Previous Chapter -- Next Chapter
18. Taxanaha Quraanka iyo Baybalka
BUUG YAR 5 - Waa MUXAMED SIDAA LOO SHEEGAY Kitaabka Qudduuska Ah?
(Jawaab ku socota buug-yaraha Axmed Deedat: Muxuu Baybalku ka yidhi Muxammad)
C - CIISE IYO RAAXEEYAHA
3. "Inaan kula joogo WELIGIIN."
Muxammad markuu yimid dadkiisa waligiis lama sii joogin ee wuxuu dhintay 632 AD, qabrigiisuna wuxuu ku yaalaa Madiina halkaas oo meydkiisu yaalay in ka badan 1300 oo sano. Si kastaba ha ahaatee Ciise wuxuu yidhi, Raaxeeyaha kolkuu yimid, aanu weligiis ka tegi doonin xertiisa, laakiin uu weligiis la jiri doono.