Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 002 (Allah is One)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 1 - GAALADA INJIILKA MASIIXA

Alle waa Mid


Allewuxuu ku hadlayaa jamac "Anaga". Isaga, Ruuxiisa, iyo Eraygiisu waa midnimo dhammaystiran, oo ku hadlaya oo ku shaqaynaya si buuxda. Erayga "Anaga" waxa uu tilmaamayaa in Alle ka badan yahay hal: Isagu waa - laftiisa, Ruuxiisa, iyo Eraygiisa - midnimo ruuxi ah oo aan la kala qaybin karin.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on September 20, 2024, at 09:55 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)