Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 062 (The Blessings of Marriage)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
3. Nimcada guurka
“27 Waad maqasheen in la yidhi, ‘Waa inaanad sinaysan’; 28 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Ku alla kii qof dumar ah damac u eegaa, durba qalbigiisuu kaga sinaystay. (Matayos 5:27-28)
“5 Oo isna wuxuu yidhi, Sababtaas aawadeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis, wuxuuna la joogayaa naagtiisa; oo labadooduba waxay noqonayaan isku jidh. 6 Sidaas daraaddeed haatan laba ma aha, laakiin waa isku jidh. Haddaba wixii Ilaah isku xidhay ninna yuusan kala bixin. (Matayos 19:5-6)