Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 063 (Do Not Judge Others)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

4. Ha xukumin dadka kale


1 Ha xukumina yaan laydin xukumin. 2 Waayo, sidaad wax u xukuntid ayaa laydin xukumi doonaa; oo qiyaasta qiyaastaada ayaa laydiinku qiyaasi doonaa. 3 Saxarka isha walaalkaa ku jira maxaad u aragtaa, dogobka ishaada ku jirase aad u fiirsan weydaa? 4 Sidee baad walaalkaa ugu odhan kartaa, I daa, saxarka ishaada ku jira aan kaa bixiyo? 5 Labawejiile yahow, horta geedka ishaada ku jira iska saar, markaasaad bayaan u arki doontaa inaad saxarka isha walaalkaa ku jira ka saartid.” (Matayos 7:1-5)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 01:13 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)