Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 067 (Is Your Eye Clear?)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
8. Ishaadu ma caddahay?
“22 Ilayska jidhku waa isha; Haddaba haddii ishaadu hagaagsan tahay, jidhkaaga oo dhammi waa iftiimi doonaa. 23 Laakiin ishaadu hadday xun tahay, jidhkaaga oo dhammu gudcur buu ahaan doonaa. Haddaba iftiinka kugu jira hadduu gudcur yahay, gudcurku intee buu weyn yahay!” (Matayos 6:22-23)