Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 080 (The Parable of the Divine Sower)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

21. Masalkii Abuuray Rabbaani


"3 Wax badan ayuu masaallo kula hadlay isagoo leh, Bal eega, beerrey ayaa baxay inuu wax beero; 4 Oo intuu beerayay qaar baa jidka agtiisa ku dhacay, kolkaasaa shimbirro yimaadeen oo cuneen. 5 Qaar kalena waxay ku dhaceen meelo dhagaxyo ah oo aan carro badan lahayn; oo kolkiiba way baxeen, waayo, carro mool mool ma lahayn. 6 Laakiin qorraxdu goortay soo baxday way gubteen; xidid ma lahayn aawadeed ayay engegeen. 7 Qaar kalena waxay ku dhex dhaceen qodxan, qodxantiina waa soo baxday oo ceejisay. 8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen oo ay midho dhaleen, mid boqol, midna lixdan, midna soddon. 9 Kan dhego lahu ha maqlo.” (Matayos 13:3-9)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 02:26 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)