Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 081 (The Parable of the Mustard Seed)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
22. Masaalka Iniinta Khardal
“31 Masiixa ayaa masaal kale u bandhigay, isagoo leh, Boqortooyada jannadu waxay u eg tahay iniin khardal ah, tan uu nin qaaday oo beertiisa ku beeray; 32 Tanu way ka yar tahay iniinaha kale oo dhan; laakiin goortuu weynaado, wuu ka weynaadaa geedaha beerta, oo wuxuu noqdaa geed si ay shimbirraha cirku u yimaadaan oo ay laamihiisa uga dhigtaan.’ “ (Matayos 13:31-32)