Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 094 (The Two Gates: You Must Make a Decision!)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
35. Labada Irdood: Waa in aad Go'aan Gaadhaa!
"13 Iridda cidhiidhiga ah ka gal; Waayo, iriddu waa ballaadhan tahay, jidkuna waa ballaadhan yahay kan xagga baabba' ka kaca, oo kuwa ka galaa waa badan yihiin. 14 Laakiin iriddu waa yar tahay, jidkuna waa cidhiidhsan yahay kan xagga nolosha u kaxeeya, kuwa helaase waa yar yihiin. 15 Iska jira nebiyada beenta ah, kuwa idiinku imanaya iyagoo qaba dharka idaad, laakiin hoosta ka ah yeey wax xun qaba. 16 Oo waxaad iyaga ku garan doontaan midhahooda. Canabka lagama guro geed qodxan leh, berdena miyaan laga guran yamaarugyada?” (Matayos 7:13-16)