Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 095 (The Lamentation of Christ over Jerusalem)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
36. Baroordiiqda Masiixa ee Yeruusaalem
“37 Yeruusaalemay, Yeruusaalemay, tan nebiyada disha oo kuwa loo soo diray dhagxisoy! Immisa jeer ayaan damcay inaan carruurtaada u soo ururiyo, sida digaagdu carruurteeda baalasheeda hoostooda ugu ururiso, oo adigu ma aydnaan doonayn. 38 Bal eega, gurigiinnii waa laydiin daayay isagoo cidla ah. 39 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Hadda dabadeed ima aad arki doontaan ilaa aad tidhaahdaan, Waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanaya.” (Matayos 23:37-39)