Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 098 (Do You Eagerly Wait For The Second Coming of Christ?)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
39. Miyaad si aad ah u sugaysaa imaatinka labaad ee Masiixa?
“42 Haddaba soo jeeda, waayo, garan maysaan maalinta Rabbigiinnu imanayo. 43 Laakiin bal ogaada, odayga reerku hadduu ogaan lahaa wakhtiga tuuggu imanayo, wuu soo jeedi lahaa, oo ma uu daayeen in gurigiisa la jebiyo. 44 Sidaa darteed idinkuna diyaar ahaada; Waayo, Wiilka Aadanahu wuxuu imanayaa saacad aydnaan u malaynaynin inuu imanayo.” (Matayos 24:42-44)