Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 097 (The Signs of Christ in His Glorious Coming)
Previous Chapter -- Next Chapter
20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
38. Calaamadaha Masiixa ee imaatinkiisa ammaanta leh
“29 Oo dhibta wakhtigaas dabadeed, kolkiiba qorraxdu waa madoobaan doontaa, dayaxuna ma iftiimi doono, xiddiguhuna cirka waa ka soo dhici doonaan, xoogagga cirkana waa la gariirin doonaa, 30 dabadeedna calaamada Wiilka Aadanahu waa ka soo muuqan doonaa samada, markaas ayay qolooyinka dhulka oo dhammu barooran doonaan, oo waxay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha cirka ku imanaya isagoo leh xoog iyo ammaan weyn. 31 Oo wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa oo wata buun weyn, oo kuwuu doortay ayay ka soo ururin doonaan afarta jahood cirka meesha ugu fog ilaa meesheeda kale.” (Matayos 24:29-31)