Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 14-Christ and Muhammad -- 021 (Conclusion)
This page in: -- Cebuano -- English -- German? -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Telugu -- Ukrainian -- Yoruba
Previous Chapter -- Next Chapter 14. MASIIX iyo MUXAMMAD
Waxyaabaha Laga Helay Quraanka Kariimka Ah Masiix Iyo Muxammad
GunaanadMaxaabiista ayaa si aamusnaan ah u dhageystay hadalka wasiirka. Qaar baa xanaaqay oo nacayb ku dhaygagay. Qaar kale ayaa xiiseynayay oo la yaabay. In yar oo iyaga ka mid ah ayaa aamusnaan ku farxay markay maqleen jawaabtan cad. Waxay ka heleen rajo cusub farriintan. Afayeenka maxaabiista ayaa ugujawaabay wasiirka: “Waxaan qireynaa inaad si cad noolahadashay. Waxaad si geesinimo leh noogu sheegtey waxaad runti aaminsantahay. Waxaan ka fikiri doonaa erayadaada oo waxaan ka doodi doonnaa qodobada aad soo bandhigtay, annaga oo si taxaddar leh u barbar dhigeyna aayadaha Qur'aanka iyo Dhaqanka. Qaarkeen kuma raacsani hada, laakiin waxaan balan qaadnay inaan nabad ku siideyno. Waxaan sii wadi doonnaa barashada mawduucan si taxaddar leh.” |