Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 087 (Christ's Prophecy about His Suffering and Resurrection)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
28. Wax sii sheegidda Masiixa ee ku saabsan dhibaatadiisa iyo sarakicidiisa“17 Intuu Yeruusaalem u kacayay, laba-iyo-tobankii ayuu keli ahaan kexeeyey, oo intay jidka ku socdeen ayuu ku yidhi, 18 Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem; Wiilka Aadanahana waxaa loo gacangelin doonaa wadaaddada sare iyo culimmada, oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho, 19 oo dadka aan Yuhuudda ahayn u dhiibin inay ku kajamaan oo karbaashaan oo iskutallaabta ku qodbaan. Maalinta saddexaadna wuu soo sara kici doonaa.” (Matayos 20:17-19) |