Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 087 (Christ's Prophecy about His Suffering and Resurrection)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

28. Wax sii sheegidda Masiixa ee ku saabsan dhibaatadiisa iyo sarakicidiisa


17 Intuu Yeruusaalem u kacayay, laba-iyo-tobankii ayuu keli ahaan kexeeyey, oo intay jidka ku socdeen ayuu ku yidhi, 18 Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem; Wiilka Aadanahana waxaa loo gacangelin doonaa wadaaddada sare iyo culimmada, oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho, 19 oo dadka aan Yuhuudda ahayn u dhiibin inay ku kajamaan oo karbaashaan oo iskutallaabta ku qodbaan. Maalinta saddexaadna wuu soo sara kici doonaa.” (Matayos 20:17-19)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 02:34 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)