Grace and TruthThis website is under construction ! |
|
Home Afrikaans |
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 088 (Christ Cares For His Servants)
Previous Chapter -- Next Chapter 20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?
29. Masiixu wuxuu Daneeyaa Addoomadiisa“40 Kii idin aqbalaa waa i aqbalaa, kan i aqbalaana, wuxuu aqbalaa kii i soo diray. 41 Kii nebi ku aqbala nebi magiciis, wuxuu heli doonaa abaalkii nebi; Oo kii nin xaq ah ku aqbala nin xaq ah magiciis wuxuu heli doonaa nin xaq ah abaalkiis. 42 Oo ku alla kii magaca xerta ku siiya mid ka mid ah kuwan yaryar koob biyo qabow inuu ka cabbo, runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalkiisuu ka lumi maayo.” (Matayos 10:40-42) |