Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 088 (Christ Cares For His Servants)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

29. Masiixu wuxuu Daneeyaa Addoomadiisa


40 Kii idin aqbalaa waa i aqbalaa, kan i aqbalaana, wuxuu aqbalaa kii i soo diray. 41 Kii nebi ku aqbala nebi magiciis, wuxuu heli doonaa abaalkii nebi; Oo kii nin xaq ah ku aqbala nin xaq ah magiciis wuxuu heli doonaa nin xaq ah abaalkiis. 42 Oo ku alla kii magaca xerta ku siiya mid ka mid ah kuwan yaryar koob biyo qabow inuu ka cabbo, runtii waxaan idinku leeyahay, Abaalkiisuu ka lumi maayo.” (Matayos 10:40-42)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 02:35 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)