Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 097 (The Signs of Christ in His Glorious Coming)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

38. Calaamadaha Masiixa ee imaatinkiisa ammaanta leh


29 Oo dhibta wakhtigaas dabadeed, kolkiiba qorraxdu waa madoobaan doontaa, dayaxuna ma iftiimi doono, xiddiguhuna cirka waa ka soo dhici doonaan, xoogagga cirkana waa la gariirin doonaa, 30 dabadeedna calaamada Wiilka Aadanahu waa ka soo muuqan doonaa samada, markaas ayay qolooyinka dhulka oo dhammu barooran doonaan, oo waxay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha cirka ku imanaya isagoo leh xoog iyo ammaan weyn. 31 Oo wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa oo wata buun weyn, oo kuwuu doortay ayay ka soo ururin doonaan afarta jahood cirka meesha ugu fog ilaa meesheeda kale.” (Matayos 24:29-31)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 02:45 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)