Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 17-Understanding Islam -- 029 (Christ’s miraculous conception)
This page in: -- Arabic? -- Bengali -- Cebuano -- English -- French -- Hausa -- Hindi -- Igbo -- Indonesian -- Kiswahili -- Malayalam -- Russian -- SOMALI -- Ukrainian -- Yoruba

Previous Chapter -- Next Chapter

17. Fahamka Islaamka
QAYBTA SADDEXAAD: FAHAMKA MASIIXA MUSLIMKA AH
CUTUBKA 6: MASIIXA ISLAAMKA

6.1. Fikirka mucjisada Masiixa


Waxaynu Qur’aanka ku akhrinaynaa sida ay Maryan ugu uuraysatay Nabi Ciise booqashadii Malag Jibriil (Jibriil):

“Iyo (Tusaale) maryama bintu cimraan, ee dhawrtay daahirnimadeeda, markaasaan ku afuufay [maro] Malaa'igtanada, wayna rumaysay hadalka Eebaheed iyo kutubtiisa, waxayna ka mid ahayd kuwa dhawrsada.” (Qur’aanka 66:12)

Tafsiirka Qur’aanka Ibnu Kathiir waxa uu yidhi:

“Waxaana ku afuufay dhexdeeda (Qayb gaar ah) Ruuxeena, macnaha Malag Jibriil. Eebbe wuxuu u soo diray malag Jibriil Maryam, wuxuuna ugu yimid qaab nin dhan walba ah. Eebbana wuxuu faray inuu ku afuufo go' go'an oo maradeeda ah, neeftaasina waxay ka gashay caloosheeda; Isaguna sidan buu ku dhashay. (Ibnu Kathir, Tafsiirka Quraanka 66:12).

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on May 17, 2024, at 01:23 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)