Home -- Somali -- 18-Bible and Qur'an Series -- 056 (Evidence of its Medieval Origin)
This page in: -- English -- Hausa -- Igbo -- Indonesian -- SOMALI -- Yoruba
Previous Chapter -- Next Chapter
18. Taxanaha Quraanka iyo Baybalka
BUUG YAR 6 - Asalka iyo Ilaha Injiilka Barnaabas
(Falanqaynta Buugga Axmed Deedaat: Injiilka Barnabas)
BARASHADA INJIILKA BARNAABAS
2. Caddaynta Asalka Dhexe ee ay ka timid
Waxaan ka helaynaa caddayn badan injiilka Barnaabas in markii ugu horreysay la qoray Qarniyadii Dhexe - qarniyo badan ka dib wakhtiyadii Ciise iyo Muxammad.