Grace and Truth

This website is under construction !

Search in "Somali":
Home -- Somali -- 20-For Readers of the Qur'an -- 083 (The Parables of the Hidden Treasure and of the Priceless Pearl)

Previous Chapter -- Next Chapter

20. Akhristayaasha Qur'aanka
BUUG-YARE 6 - MA OGTAHAY XIKMADA MASIIXA?

24. Tusaalooyinka Hantida Dahsoon iyo ee Luul aan Qiimaha lahayn


44 Boqortooyada jannadu waxay u eg tahay maal duurka ku qarsoon, kan uu nin helay oo qariyey; oo farxad aawadeed ayuu tegey, oo wuxuu haystay oo dhan iibiyey, oo beertaas iibsaday. 45 Haddana boqortooyada jannadu waxay u eg tahay baayacmushtar doonaya luul wanaagsan, 46 oo kolkuu helay luul qaali ah, ayuu baxay oo wuxuu lahaa oo dhan iibiyey, oo iibsaday. (Matayos 13:44-46)

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on October 03, 2024, at 02:28 PM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)