Home
Links
Contact
About us
Impressum
Site Map?


Afrikaans
عربي
বাংলা
Dan (Mande)
Bahasa Indones.
Cebuano
Deutsch
English-1
English-2
Español
Français
Hausa/هَوُسَا
עברית
हिन्दी
Igbo
ქართული
Kirundi
Kiswahili
മലയാളം
O‘zbek
Peul
Português
Русский
Soomaaliga
தமிழ்
తెలుగు
Türkçe
Twi
Українська
اردو
Yorùbá
中文



Home (Old)
Content (Old)


Indonesian (Old)
English (Old)
German (Old)
Russian (Old)\\

Home -- Somali -- 17-Understanding Islam -- 033 (Christ Raised to heaven)
This page in: -- Arabic? -- Bengali -- Cebuano? -- English -- French -- Hausa -- Hindi -- Igbo -- Indonesian -- Kiswahili -- Malayalam -- Russian -- SOMALI -- Ukrainian? -- Yoruba?

Previous Chapter -- Next Chapter

17. Fahamka Islaamka
QAYBTA SADDEXAAD: FAHAMKA MASIIXA MUSLIMKA AH
CUTUBKA 6: MASIIXA ISLAAMKA

6.5. Masiix oo jannada loo sara kiciyey


Barashada Islaamka ee ku saabsan dhammaadka nolosha Masiixa ee dunida waa mid jahawareer leh. Qur’aanku wuxuu yidhi:

"Markii Eebe Yidhi Nabi Ciise, waan ku Qabanayaa, waana kuu soo Bixin, waxaana kaa Daahirin Doonaa kuwaan Rumayn. Waxaan ka yeeli kuwa raacsan gaalada tan iyo maalinta qiyaame.’ ” (Quraanka 3:55).

Culimada muslimiintu ma cadda mana hubaan waxa uu Qur’aanku uga jeedo kelmadda halkan lagu turjumay “i gee; ereyga Carabiga ee la adeegsaday, mutawaffeeka, wuxuu tilmaamayaa dhimasho. Maaddaama uu saliibku yahay mid ka mid ah xaqiiqooyinka taariikh ahaan loo caddeeyey, culimada muslimiintu waxa ay isku dayeen in ay is-waafajiyaan waxbaridda Qur’aanka ee dhimashadiisa iyo iskutallaabta taariikhiga ah. Sida qaabka shaqalka mutawaffeeka uu yahay mid mugdi ku jiro iyo macnihiisa saxda ah, tani waxay keentay tafsiir dhowr ah oo aayadda ah. Tiro yar oo culimada ka mid ah waxay yiraahdeen aayaddu waxay ka dhigan tahay Masiixu waa dhintay oo ka soo sara kacay kuwii dhintay (sida aan Masiixiyiinta u rumaysan nahay), laakiin badi ma sameeyaan. Qaar waxay yidhaahdaan, Taasu ma ay dhicin, laakiin waxay ahaan doontaa mustaqbalka, wuu dhiman doonaa, wuuna ka soo sara kici doonaa kuwii dhintay. Qaar kale waxay leeyihiin macneheedu waxa weeye in Eebbe u abaalgudi doono masiixa, qaar waxay leeyihiin waa la sara kicin doonaa meel ka sarraysa dadka kale, qaar kalena waxay leeyihiin isaga jidh ahaan baa loo sara kiciyey jannada oo uu mar kale soo noqon doono.

www.Grace-and-Truth.net

Page last modified on May 17, 2024, at 01:29 AM | powered by PmWiki (pmwiki-2.3.3)